LEARN HOW TO CODE

Learn programming coding javaScript

Type Conversion and Type Coercion

Type Conversion and Type Coercion Wa maxey Type Conversion and Type Coercion? Micnahoodu waxa weeyo badalida data-type ka variable ka, sida 123 data-type keda oo ahaa Number inaad u badasho String...

Truthy and Falsy

Truthy and Falsy Wa maxey Truthy and Falsy ? Micnaha guud waxa uu yahay Truthy waa value jiro ama run ah. Falsy waa value aana jirin ama run aaana eheen. Waxaa jiro 5 nooc oo Falsy values ey u taqaano...

Equality Operators

Equality Operators (== vs ===) Equality Operators (== vs ===)? Waxaa jiro labo is-barbar dhig oo la isticmaalo markii aad javaScript is-barbar dhig sameeneysid waana == (double) equal operator iyo ===...

Boolean Logic

Boolean Logic Wa maxey Boolean Logic? wa qeyb kamid ah computer programming ka waxeyna so saaraan natiijo maya/false ama haa/true. Dhamaan luuqada programming ka wa ey ka mideysan yihiin is ticmaalka...

Switch Statement

switch(variable){ case 1: // action, hadii case 1 true noqdo break; case 2: // action, hadii case 2 true noqdo break; default: // action, hadii dhamaan cases ka false noqdo }   Si aan iskula fahano...

Statements and Expressions

const age = 18; if(age > 15){ // Statements const result = "Waxaad tahay qaan-gaar"; // Expressions } Tusaalahan kore waxaa isku dhex jiro weydiimo iyo natiijo soo saarid. if(age > 15) {} intaan wa...

Ternary Operator

Ternary Operator Wa maxey Ternary Operator ? Ternary Operator ama Conditional wa qaab kale oo hubin/check loo sameeyo.  Horey waxaan uso baraney if statement oo aan isticmaalney marar badan oon hubin...

Strict Mode

Strict Mode Wa maxey Strict mode ? wa mode ama xaalad ku suura galineyso inaad qorto code ama program secure ah yacni adag. Si aad u active gareyso wa inaad qeebta ogu koreyso ee file ka javaScript...

Functions

Functions Wa maxey Functions ? function wa qeeb yar oo code ah, code kas oo aad isticmaali karto markasto oo aad u baahato. Code yar waxaan ula jeeda qeeb kamid ah Program_kaga.   function syntax...