Functions

Wa maxey Functions ? function wa qeeb yar oo code ah, code kas oo aad isticmaali karto markasto oo aad u baahato. Code yar waxaan ula jeeda qeeb kamid ah Program_kaga.

 
function syntax
				
					function funcName(){
  // function body...
}
				
			
 
Faaidoyinka Functions?
  • in file kaaga javaScript aadan ku qorin code isku nooc ah.
  • inaad halmar qeexdo/define gareyso function kadib aad meelo badan ku isticmaasho adigoo ogu wacayo function_ka magaciisa.
  • data ama macluumaad ayaad u pass gareen kartaa, sidokale waxa aad celin kartaa isla macluumaadkas.

 

JavaScript waxa aad qeexi kartaa sedex nooc oo function ah, waxa eyna kala yihin:

  • Function Declaration
  • Function Expression
  • Arrow function  

 

Aqriste wa inaad ogaata waxkasto oo ku dhexjiro curly braces {} kan dhexdooda waxey noqon donan function body ama function ka data.

Function Declarations
				
					function printName(){
  console.log("Waxaan ahay Ahmed") // function body
}
				
			

Tusaalahan kore function micnaheedu waxa weeyo waxad javaScript u shegeysa inaad qori rabto function magaciisuna yahay printName.

 

Function Expressions
				
					const printName = function () {
  console.log("Waxaan ahay Ahmed"); // function body
};
				
			

Tusaalahan kore waxaan variable printName ku keydiney function so saari doono “Waxaan ahay Ahmed”.

 

Arrow Functions 
				
					const printName = () => {
  console.log("Waxaan ahay Ahmed"); // function body
};
				
			

 

Aqriste wa inaad ogaata dhamaan sedexdaan function waxbo maso saari donaan hadii aana lawicin.

 
Sidee lo wacaa?
				
					printName() // only magaciisa sheeg
				
			

 

Sidee function data/macluumaad loogu diraa/pass gareeya?

Marka aad qeexeysid function labo arinbo waad sameen kartaa inaad u ogolaato in macluumad/data losoo pass gareen karo iyo in aana loso pass gareen karin.

Tusaale 

				
					function printName(){
  // function body...
}
				
			

Tusaalahan kore wa function aana loso pass gareen wax data/macluumad ah.

 

function aqbalayo in data/macluumaad loso pass gareeyo

				
					function printName(name){
  return name;
}
				
			

Tusaalahan kore printName wuxu aqbali doona ina data/macluumaad loso pass gareeyo, sidokale waxa uu celin doonaa isla macluumaadkas loso pass gareeyey.

 

Sidee loogu wacaa function xambaarsan data/macluumaad?
				
					printName("Ahmed"); // Variable kii name ee printName ku dhex jirey waxaa lagu shubi doona Ahmed
				
			

 

Hadii aad rabto waad daabici kartaa magaca Ahmed

				
					console.log(printName("Ahmed"));  // waxa u so daabici doona Ahmed
				
			

 

Aqriste waxaan rajeenaya inaad wax badan ka fahantey qormadan

Next Lesson >

Share