Mohamed Ameen

About Author

Asalamu caleykum magaceygu wa Mohamed Ameen, Waxaan ahay shaqsiga iska leh xuquuqda qormooyinka ku jiro  somalidev.com Waxaana ooga gol leeyahay in bulshada somaaliyeed ey wax un ka fahmaan sida lo qoro Programming ka.

Heerkeyga waxbarasho wa ilaa bachelor degree waxaana dhisey wax ka badan 20 project.

Inta badan programming ka waxa fican inaad si practical ah aad u sameyso si aad u fahanto waxa meesha ka jiro, waana sababta aan tusaalooyin badan uguso lifaaqey dhamaan qormooyinka ku jiro website kaan.

Wixii macluumaad intaas dheer waxaad nagalaso xiriiri kartaa email_ka ku jiro website ka.

Mahadsanid.