LEARN HOW TO CODE

Learn programming coding javaScript

Introduction to Programming

Introduction to Programming Asalamu caleykum, so dhawow aqrinte, maqaalkan waxan ku sharixi doonaa introduction to programming hordhaca programming ka iyo waxa uu yahay programming. waxaan ku sharixi...

Introduction to JavaScript 1990

Introduction to JavaScript Introduction to JavaScript, 1990 kii waxa jirey browser/meel wax laga raadiyo, oo lagu magacaabi jirey Netscape navigator wuxuna ahaa browser kii waqtigas suuqa heystey. si...

Variables

Variables Wa maxey variable ? variable wa macluumaad keydiye, macluumaad kaasi wuxu noqon karaa qoraal/xarfo, tiro/numbers ama sawir. Markad qeexeysid javaScript variable waxa jiro sharci la raacayo...

Data Type

Data Type Wa maxey Data Type ? data-types waxa weyo nooca macluumaadka uu noqonayo. Sida caadiga ah qoraalada, tirada, iyo santiyaasha isku mid ma ahan, Sax? waxyaabaha ey ku kala duwan yihin waxa...

Var Let and Const

Var Let and Const Wa maxey Var Let and Const ? waxa jiro sedex qaab oo aad u qeexi karto javaScript variables, waana Var Let and Const, sadexduba waxey ka turjumayan sida variable ka loola...

Operators

Wa maxey Operators ? operator wa waxa ino suuro galinayo inan badalno variable macluumadkiisa ama aan isku darno labo variable macluumaadkoda. Waxa jiro noocyo badan oo operator ah, waxa kamid ah...