introduction to javaScript

Introduction to JavaScript

Introduction to JavaScript, 1990 kii waxa jirey browser/meel wax laga raadiyo, oo lagu magacaabi jirey Netscape navigator wuxuna ahaa browser kii waqtigas suuqa heystey.

si website yada loo hormariyo waxa lo baahdey luuqad browser ka la jaanqaadi karto si sahlan, Netscape navigator waxa uu shaqaaleysiyey nin magacisa la oran jirey jirey Brendan Eich si uu u sameeyo luuqad lagu sameeyo website yada.

Waxa uuna ku sameyey 10 maalin waxaana lo bixiyey Mocha 1996 magacii Mocha waxa lagu badaley liveScript, hadane isla sanadkas dhexdisa waxa magacii lo badaley javaScript. Waqtigas waxa caan ahaa Java sidas darteed ayaana magacas logu bixiyey.

 

1997 Updates

JavaScript waxa laguso kordhiyey waxyaabo cusub version kas cusub waxa lo bixiyey ES1 ama ECMAScript 1.

 

2009 Release

JavaScript waxey so saartey ECMAScript 5 ama ES5, Lkn 6 sano kadib javaScript waxey so saartey version cusub oo ah ES6 ama ECMAScript 2015.

ECMAScript wa organization standard/la isla ogol yahay, oo ah wakiilka javaScript waxa ey badaleen qaabki hore ee version cusub loosoo saari jirey waxeyna doorteen annual release oo ah in sanadkii ama labadii sanabo wax cusub laguso kordhiyo luuqada.

Next lesson >

Share