Introduction to Programming

Learn how to code Introduction to programming

Introduction to Programming Asalamu caleykum, so dhawow aqrinte, maqaalkan waxan ku sharixi doonaa introduction to programming hordhaca programming ka iyo waxa uu yahay programming. waxaan ku sharixi doonaa waxa uu yahay programming iyo sida uu u shaqeeyo, si aan u fahano waxa aanka hadleyno waxan isticmaali doonaa luuqad kamid ah luuqadaha programming ka ah, Javascript. […]