Truthy and Falsy

Truthy and Falsy

Truthy and Falsy Wa maxey Truthy and Falsy ? Micnaha guud waxa uu yahay Truthy waa value jiro ama run ah. Falsy waa value aana jirin ama run aaana eheen. Waxaa jiro 5 nooc oo Falsy values ey u taqaano javaScript, waxeyna kala yihiin 0, “”, undefined, null iyo NaN. Wixii aana intaan eheen odhan […]

Type Conversion and Type Coercion

Type Conversion and Type Coercion

Type Conversion and Type Coercion Wa maxey Type Conversion and Type Coercion? Micnahoodu waxa weeyo badalida data-type ka variable ka, sida 123 data-type keda oo ahaa Number inaad u badasho String. Waxa jiro labo qaab oo aad u badali karto JavaScript variable data-type kisa. Marki aad adiga gacantada ku badasho waxa lo yaqana Type Conversion. […]

Taking Decisions

Taking Decisions

Taking Decisions Wa maxey Taking Decisions ? taking decisions wa inad go’aan gaarto hadii xaaladaha qaarkod aad aragto. Ama sikale hadaan u dhigo ficil ayaad rabtaa inad sameyo hadii aad hesho lacag, si ficilkaas aad u sameyo kow wa inaad lacag heshaa markad lacag hesho oo ah condition_ka kaa hor taagan inad waxaad rabtid sameyso […]

Strings

Strings - Example

Strings Wa maxey Strings ? String wa xarfaha aan isticmaalno ee A-Z waxaana inta badan xarfahan eyku jiran qoraalada sida jumladaha iyo magacyada. Ogow: javaScript waxkasto oo quotation marks “” aad dhex galiso waxey u arkeysa iney yihin string. Tusaale “12345” javaScript waxey u aragta string ama qoraal. Template literals ` ` wa qaab cusub […]

Operators Precedence

Operators precedence

Operators Precedence  Maxa laga wadaa Operators Precedence ? micnaha oo kooban waxa weeyo mudnaanta lakala siinayo operators ka. Waxa jiro shirci guud oo la isticmaalo marki aad isku dhex qorto xisaabaad badan oo kala duwan. Tusaale 2 * 2 – (2 + 1) / 3 Xisaabtan kore qaacidada ey javaScript u isticmaaleyso waxa lo yaqaanaa […]

Operators

Operators

Wa maxey Operators ? operator wa waxa ino suuro galinayo inan badalno variable macluumadkiisa ama aan isku darno labo variable macluumaadkoda. Waxa jiro noocyo badan oo operator ah, waxa kamid ah Mathematical operator, Comparison operator, Logical operator, Assignment operator. Mathematical operator waa operator ka la xariiri xisaabaadka sida + – * /   Plus Operator […]

Var Let and Const

Var Let and Const

Var Let and Const Wa maxey Var Let and Const ? waxa jiro sedex qaab oo aad u qeexi karto javaScript variables, waana Var Let and Const, sadexduba waxey ka turjumayan sida variable ka loola tacaamulayo. Hadii variable kaaga aad ku qeexdo const hadhow variable kas macluumaadkisa ma badali doontid. const inta badan waxa lo isticmaala […]

Data Type

data types

Data Type Wa maxey Data Type ? data-types waxa weyo nooca macluumaadka uu noqonayo. Sida caadiga ah qoraalada, tirada, iyo santiyaasha isku mid ma ahan, Sax? waxyaabaha ey ku kala duwan yihin waxa weeyo data-type kooda. Tusaale: ‘ahmed’ qoraalkan data-type kisa wa String, 123 data-type kisu wa Number, 2.5 data-type kedu wa Float, false ama […]

Variables

variables

Variables Wa maxey variable ? variable wa macluumaad keydiye, macluumaad kaasi wuxu noqon karaa qoraal/xarfo, tiro/numbers ama sawir. Markad qeexeysid javaScript variable waxa jiro sharci la raacayo, waxaana la ogol yahay iney ku jiran xarfo,lambaro, dollar sign , iyo under score _   Tusaale Hadii sidan aad sameysid kuu shaqeen meyso. const 2 = “ali”; […]

Introduction to JavaScript 1990

Introductions to javaScript

Introduction to JavaScript Introduction to JavaScript, 1990 kii waxa jirey browser/meel wax laga raadiyo, oo lagu magacaabi jirey Netscape navigator wuxuna ahaa browser kii waqtigas suuqa heystey. si website yada loo hormariyo waxa lo baahdey luuqad browser ka la jaanqaadi karto si sahlan, Netscape navigator waxa uu shaqaaleysiyey nin magacisa la oran jirey jirey Brendan […]