introduction to programming

Introduction to Programming

Asalamu caleykum, so dhawow aqrinte, maqaalkan waxan ku sharixi doonaa introduction to programming hordhaca programming ka iyo waxa uu yahay programming.

waxaan ku sharixi doonaa waxa uu yahay programming iyo sida uu u shaqeeyo, si aan u fahano waxa aanka hadleyno waxan isticmaali doonaa luuqad kamid ah luuqadaha programming ka ah, Javascript.

 

Wa maxey programming?

Marka hore wa maxey programming ? programming wa amar la siinayo computer_ka si uu shaqo kugu qabto.

Caadiyan dadka bini’adamka ah markey isla hadlayan luuqad ama wax ey isku fahmaan ayey iskula hadlaan, computer_raduna wa sidaas okale, oo waxa jiro luuqado lagula hadlo. Luuqadaha lagula hadlo wa ey badan yihin, waxa kamid ah Java, php, ruby on rail, c, c++, python, javascript iyo kuwa kale oo badan.

maqaalka so socdo waxan ooga hadli doona javascript waxa ey tahay iyo tariikh_deda.

 

Conclusions

Introduction ama hordhacaan waxa u arar u yahay qormooyin badan oo so socdo.

Next lesson >

Share