Wa maxey Strings ? String wa xarfaha aan isticmaalno ee A-Z waxaana inta badan xarfahan eyku jiran qoraalada sida jumladaha iyo magacyada.
Ogow: javaScript waxkasto oo quotation marks “” aad dhex galiso waxey u arkeysa iney yihin string.
“12345” javaScript waxey u aragta string ama qoraal.
Template literals ` ` wa qaab cusub oo aad strings u qori karto adigoo aana isticmaaleynin plus operator.
const magac = "Ali";
console.log("Welcome " + magac);
const magac = "Ali";
console.log(`Welcome ${magac}`);
template literals waxey caan ku tahay calaamada back tick ` `
Template literals intaana javaScript laguso darin waxa jirey qaabkale oo la isticmaali jirey marki aad rabto inad line cusub bilowdo.
without template literals
console.log("Waxaan ahay ardey \n waxaan baranaya programming maanta");
ogow \n
micnaheedu wa bilow leen cusub.
with template literals
console.log(`Waxaan ahay ardey
Waxaan baranaya programming maanta`);
Template literals markad line cusub bilaabi rabtid waxad taabaneysa ookaliya return/enter key.
Template literals waxa javaScript laguso darey ES6 version.
Aqriste waxaan rajeenaya inad wax badan ka fahantey qormadaan aan ooga hadalney Strings.