Wa maxey Data Type ? data-types waxa weyo nooca macluumaadka uu noqonayo. Sida caadiga ah qoraalada, tirada, iyo santiyaasha isku mid ma ahan, Sax? waxyaabaha ey ku kala duwan yihin waxa weeyo data-type kooda.
Tusaale: ‘ahmed’ qoraalkan data-type kisa wa String, 123 data-type kisu wa Number, 2.5 data-type kedu wa Float, false ama true data-type kedu wa Boolean.
javaScript markad qexeysid variable uma baahnid inaad sheegto data-type kiisa, wixi variable kas aad ku shubto ayey javaScript siineysa data-type kii ku haboona.
qeebtan hoose javaScript waxey data-type keda ka dhigi doontaa String, waayo qoraal ayaan ku shubney variable message.
let message = "Hello World";
Xitaa hadii aad badasho macluumaadka ku jiro variable message javaScript waxey fiirineysa macluumaadka aad ku shubtey kadib waxey siineysa data-type ku haboon macluumaadkas.
Markii aad badasho macluumaad ku jirey variable waxa jiro waxyaabo dhaco isla waqtigas waxaana inoso socdo cashar aan ooga hadli doono insha Allah lesson:9
variable ka message Data Type kisa wuxu noqon doona Number.
let message = 24;
Sidee ku ogaan kartaa variable data-type kiisa ? waxa jiro method ku ogolaanayo inad ogaato variable data-type kiisa. typeof().
console.log() wa method kuusoo daabacayo macluumaadka aad rabto.
console.log(typeof(message)) // Number