Objects

Wa maxey Objects ? javaScript objects wa data structure ama qaab data keydin, waxa eyna u keydisa data/macluumaadka qaab key to value, yacni waxa ey macmuulaadka ku keydisaa key.

Horey waxaan uso baraney Arrays waxa ey tahay iyo qaabka ey u keydiso macmluumaadka, Objects waxa ey shabahdaa Arrays, lkn waxa ey ooga duwan tahay qaab ka ey u keydineyso data/macmluumaadka.

 
Object Syntax
				
					const person = new Object({ key: "value", key: "value" });
				
			

 

Objects iyo Arrays labaduba waxa ey keydin karaan macluumaad kala duwan, Lkn objects waxa ey u keydisaa macluumaadkas qaab kala baxsan oo la fahmi karo.

Example/Tusaale
				
					const person = new Object({id: 1, name:"Ahmed"})
				
			

Tusaalahan kore variable person waxa uu ino hayaa macluumaadka “Ahmed”.

 

Waxaa jiro labo qaab oo aad u qori karto Objects, mid wa tusaalaha kore oo waxan isticmaalney Constructor Function, midka kalane wa Literals

Example of Object Literals
				
					const person = { id: 1, name: "Ahmed" };

				
			

 

Which one Object Literals or Constructor Function ?

Ogu horeen labada style wa ey shaqeeyaan lkn developers ka inta badan waxa ey isticmaalaan object literals, sababtoo ah iyadaa syntax sugar ah, yacni iyadaa fudud hab qoraalka.

 

Getting data from Object 

Waxaa jiro labo qaab oo aad data/macluumaad ogaso aqrin karto object, waxeyna kala yihin:

  • Dot notation
  • Bracket notation

 

Dot notation
				
					const person = { id: 1, name: "Ahmed" };

console.log(person.name); // Ahmed
				
			

 

Bracket notation [ ]
				
					const person = { id: 1, name: "Ahmed" };

console.log(person["name"]); // Ahmed
				
			

 

Different between Dot notations and Bracket notations ?

Bracket notations waxa aad dhex galin kartaa expression, Dot notations ma yeeli kartid sidaas. 

Example/Tusaale
				
					const person = { id: 1, firstName: "Ahmed", lastName: "Yare" };
const lastPart = "Name";
console.log(person[`first${lastPart}`]); //Ahmed
console.log(person[`last${lastPart}`]); // Yare
				
			

 

Conclusion

Aqriste waxaan rajeenaya inaad wax badan ka faaidey qormadaan, waxaan rajeenaya inaad la wadaagi dontid dadyowga jecel iney bartaan coding 👩‍💻.

Next Lesson >

Share