Statements and Expressions

wa maxey statements and Expressions ? Statement wa qoraal ama hadal iska caadi ah, Sikale hadaan u dhigo wa qoraal aana wax saameen ah laheen. 

Tusaale

“Asc maanta wa maalin roobeed 🌧🌧“, qoraalkan hadaad u fiirsato wa un hadal ookaliya, Aqriste hadii aad tahay qof ogu yaraan luqada English_ka fahmayo Statements micnaheeda wa Oraah ama Hadal.

sidaas darteed Statements wa qoraal un.

 

Expressions waxaa weyo waxkasto oo natiijo so saarayo.

Tusaale 

2+2; wa expressions sababtoo ah waxey so saareysa natiijo 4.

Mararka qaar waxa dhacdo inad aragtid Statements iyo Expression wada socdo, si aad u kala fahanto aan isla aragno tusaalahan hoose.

				
					const age = 18;
if(age > 15){ // Statements
  const result = "Waxaad tahay qaan-gaar"; // Expressions
}
				
			

Tusaalahan kore waxaa isku dhex jiro weydiimo iyo natiijo soo saarid.

if(age > 15) {} intaan wa Statement, hadii condition kan uu true noqdo waxan ku keydin doona qoraalkan “Waxaa tahay qaan-gaar” variable ka natiijo madaama variable kan uu qoraal so saarayo sidas bu Expression ku noqonaaya. 

Aqriste waxaan rajeenaya inaad wax badan ka faaidey qormadaan.

Next Lesson >

Share